| Madaxweyne Shariif oo London soo gaaray |
|
|
|
| Wednesday, 22 February 2012 01:12 |
|
Waxaa haatan soconaya wafuuda shirarkaasi ka qeyb galeysa iyadoo sidoo kale saacadaha soo socda la filanayo in ay London soo gaaraan Ra'iisulwasaaraha dalka Turkiga iyo wasiirka arrimaha dibada ee Mareykanka waxaa sidoo kale isla maanta soo dagaya wafdigii gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Md. Shariif Xasan iyo xildhibaano la socda oo iyagana shirka London ka qeybgalaya. wixii warar ah kala soco diirad.
Diirad News Desk This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
| Written by Diirad Desk |











Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi wasiiro ah oo uu horkacayo oo xalay soo gaaray magaalada London, isagoo ka mida wafdiga dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka Soomaalida loogu qabanayo dalkaasi Ingriiska.
Qeybi Maqaalkan